Xabad Sowda
Xabad Sowda Website, waa Barta aad Ka Iibsan Karto Xabad Sowdada Noocyadeeda Kala Duwan, Qeybta Xabad Sowdada Saliidda Laga sameeyey iyo Xabad Sowdada Saliideedii oo Kaniini Laga Sameeyey
Hadda Waxaan Idiin Heynaa Xabad Sowdada Kaniini Laga Sameeyey, Waa Xabad Sowda Saafi ah, Caafimaadkaaga U roon, Waxaad u qaadan Kartaa si Maalinle ah, waa Xabad Maalintii ah Iyo Xabad Habeenkii ah, Waxaanna kuugu heynaa Qiimo aad U jaban, Dhaladii Waxaa Ku jira 120 Xabo oo Kaniini ah.
Qaabka aad U Iibsan Karto waa Qaab Jumlo ah, waxaana Iibsan kara oo keliya Ganacsatada ay Goob Ganacsi U furan tahay
1- Qaab Jumlo ah: Haddii aad tahay Ganacsade Goob Ganacsi U Furan Tahay, waxaa Xabad Sowdada Ku Iibsan Kartaa Qaab Jumlo ah, Qiimo Jabanna Lagugu siinaayo si aad U sii Iibin karto, uguna Faa’iido.
Ganacsatada Si Jumlo ah Waxay Dalban karaan, ugu yaraan 100 Dhalo oo Xabad Sowdada ah, Kartoonkii waxaa Ku jira 100 Dhalo, Shipping is FREE,, Shipping Ku waa La’aan.
Ganacsade, Si aad u Dalbato, iyo Si aan Kuuga Sharraxno,
Nagala soo Xiriir Halkaan , Riix Halkaan Oo Fariintaada Noo Soo Dir
Ama La Xiriir Wakiilladeena
Don't give up the time! Purchase theme now!

Cudur Walba Daawo U ah!
Caafimaadkaaga Caawi, Ka Hortaga Cudurka waxa uu Ka Wanaagsan yahay ka Daba Tagga iyo Daweynta Cudurka, Mar Haddaad Ogtahay in Xabad Sowdadu Tahay Daawo u roon Cudur walba oo Diinta La inoogu Sheegey, Mar walba qaado, Kaniiniga Xabad Sowdada Subax Iyo Habeenba Qaado